About Us

Magaceygu wa said waxan jeclahay Akhriska sido kalena inaan faafiyo Aqoonta ayaan aad ugu dhiiradaa taas ayaa kalliftey inaan qormooyin kooban halkan kuso gudbiyo si wax uun uga faaidaan bulshada inteeda wax Akhrisa.
waxaan ka shaqeyaa gudbinta qoraallo aqooneed oo ku qoran af Soomaali, waxana aan si Online ah ubaahiyaa sooyaalka, Arrimaha Diinteena aynu ka baran karno, sayniska, dhisidda nafta, iyo culuumta bulshada, si ay u fududaato in aqoonta laamaheeda ka la duwan lagu helo afkeenna Soomaaliga.
waxan aan diiradda saaraa si aan aqoonta baahsan ee ku qoran Afafka qalaad uguso wareejin lahaa Afkeena hooyo weliba si kooban amase an laxiriiro qorayaal fara badan kuwaas an ka codsado in qormooyinkooda an faafin karo aniga oo ilaalinaya xuquuqda qalinkooda.

Ugu danbayn mareegtani waxa ay dhiirogalin iyo garab siinaysaa dadka jecel akhriska balse an helin waqti badan amaseba ay ku adagtahay iney fahmaan waxa ay akhrinayaan.

.